qarrer
(m.l)ld qarrir¹.
qarrer
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)ld qarrir² (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarrer ↴
jaawqarrer [m.l]
ld jaaw.
jaawqarrer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cudur raafka gala oo dillaacyo u yeela gaadid (ari).
jaawqarrerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg jaawqarrer².
qarreran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Dhar, derbi iwm wax dillaacay ahaansho.
qarreri [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax dillaacin.
qarrerid [m.dh]
ld qarririd.
qarrerin [m.f.dh]
eeg qarreri. ld qarreris.
qarreris [m.l]
ld qarrerin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg