qarsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax la qaryey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarsan ↴
uurkoole [m.l]
Magac ay caan ku yihiin herinta ugaarsatada ah, wuxuuna tilmaamayaa in ay yihiin isku uur oo aanay wax kala qarsan.
caddayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax caddaan ka dhigasho. 2. Qof arrin iwm ee uu qarsanayey soo bandhigasho. 3. Shaah caano ku darsasho. 4. Neegatiif iyadoo kiimiko lagu meyrayo muuqaal u xambaarsanaa warqad ku muujisasho.
qarsanaan [m.f.dh]
eeg qarsan. ld qarsanaansho.
qarsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qarsanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg