qarxid
(m.f.dh)eeg qarax². ld qarxad, qarxasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarxid ↴
dillaac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Wax jeexmid, qarxid. 2. Ciid, dagaal, iwm bilaabasho. 3. Wax beryid.
qarxad [m.l]
ld qarxasho, qarxid.
qarxasho [m.dh]
eeg qarxo. ld qarxad, qarxid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg