qarxin
(m.f.dh)eeg qarxi. ld qarxis.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qarxin ↴
waal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
1. Qof wax maskaxda lagaga jiro ka dhigid. 2. Is w.: qof waalan iska dhigid. 3. Qalabka matoorrada mid ka mid ah oo qarxinta shidaalka ka qaybgala.
kaddibiye [m.l] (-yayaal, m.l/dh)
Buntuq aan xabbadaha qarxin cillad awgeed.
qarxis [m.l]
ld qarxin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg