Site icon Qaamuus

jawaabta

qasaal
(m.l)

Q. ah: dhar dhaqmo galay.

qasaal
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aalay, -aashay)

Mayrid, dhaqid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasaal

dharqasaal [m.l] (-llo, m.dh)
Qof dharka mayra oo lacag ka tacba; doobbi.

qasaalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax la qasaalay ahaansho (dhar).

qasaalasho [m.f.dh]
eeg qasaalo.

qasaalid [m.f.dh]
eeg qasaal².

qasaalnaan [m.f.dh]
eeg qasaalan. ld qasaalnaansho.

qasaalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qasaalnaan.

qasaalo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-aashay, -aalatay)
Dhar mayrasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version