qasaalan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Wax la qasaalay ahaansho (dhar).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasaalan ↴
qasaalnaan [m.f.dh]
eeg qasaalan. ld qasaalnaansho.
qasaal [m.l]
Q. ah: dhar dhaqmo galay.
qasaal [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aalay, -aashay)
Mayrid, dhaqid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg