qasaasil
(m.l)1. Q. ah: badar, bariis iwm oo dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo looga saaray. 2. ld qasaasilid.
qasaasil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)Badar, bariis iwm dhagxaantii ama wasakhdii ku jirtay biyo uga saarid. ld qasil².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasaasil ↴
qasaasilid [m.f.dh]
eeg qasaasil². ld qasaasil¹, qasil¹ (2), qasilid.
qasil [m.l]
1. Caleenta geedka gobka oo shiidan oo loogu qabeysto saabuun ahaan. 2. ld qasaasilid. Mayrista cuntada qaarkeed sida bariiska iwm la mayro inta aan la karin.
qasil [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ilay, -ishay)
ld qasaasil².
qasilid [m.dh]
ld qasaasilid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg