Site icon Qaamuus

jawaabta

qashqashaad
(m.dh)

ld khashkhashaad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qashqashaad

khashkhashaad [m.dh]
1. Hadal badan oo been iyo khayaano ah cid wax looga qaado. 2. Cid la dhibo ama lagu dheelo. ld qashqashaad.

khashkhashid [m.f.dh]
eeg khashkhash². ld khashkhashaad, qashqashaad, qash-qashid.

qushaash [m.l]
1. Wasakh. 2. Qashqashaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version