Site icon Qaamuus

jawaabta

qasid
(m.f.dh)

eeg qas².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qasid

faambi [m.l]
1. Si aan habboonayn oo wax loo cuno. 2. Qasidda wax nidaamsan la isku qaso. ld faambiyid. faambiyid

faambi [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Si aan habboonayn wax u cunid. 2. Wax nidaamsan isku qasid.

laaq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
Wax isku qasid.

baandho [m.dh]
Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.

caanyee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eysay)
1. Harag caano ku jilcin. 2. Ma daroorsha ka dhigid, agloolid. 3. Waxyaabo aan islahayn isku qasid (arrin). 4. Qof si xun ula dhaqasho.

cajiin [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-iimay, -iintay; -iimi)
1. Biyo ku rafaaqid budo meseggo ama galley. 2. Budo meseggo ama galley iyo bur isku qasid si canjeelo looga sameeyo.

calaanji [Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2] (-iyay, -iday/isay; -iyi)
1. Cunno meyrax iwm gowsaha ku jilcin. 2. Wax si aan habboonayn isugu qasid.

lab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Wax isku qasid. 2. Wax jaah-wareerin.

qalad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-lday, -ladday; -ldi)
1. (f.g) Wax si aan sax ahayn u samayn. 2. (f.mg) Ku q.: wax, wax kale oo aan ku habbooneyn ku qasid.

qarbud [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Rabsho sameyn. 2. Wax nidaamsanaa isku qasid.

qas [m.l]
1. Rabsho iyo xasillooni la'aan. 2. Siil. 3. Gumaar. 4. Meesha ay iska galaan miskaha iyo sabiisha geela.

qas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Milme iyo hoore isku labid. 2. Wax kala jaad ah isku darid. 3. Rabsho iyo xasillooni la'aan meel ka abuurid. 4. Ka q.: hadal, ciyaar iwm oo cid si wanaagsan ugu socotay ka dhabqin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version