Site icon Qaamuus

jawaabta

qatooyo
(m.dh)

1. Ku sugnaanta nafley muddo ku sugnaato wax cunid la'aan. 2. Wax siin la'aanta qof wax doonaya. 3. ld qadid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qatooyo

qadid [m.f.dh]
eeg qad². ld qatooyo (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version