qawaar
(m.l)Neef xoolaad oo aad u da'weyn caatana ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawaar ↴
qawaarnimo [m.dh]
Qawaar ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg