Site icon Qaamuus

jawaabta

qawmiyad
(m.dh) (-do, m.l)

Jinsiyad. ld qowmiyad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawmiyad

cilmiga qawmiyadaha [m.l]
Barashada sayniseed ee jinsiyadaha bani'aadamka iyo dhaqamadooda.

filiqsanaanta-qawmiyadaha [m.dh]
(juqr.) Barashada sayniseed ee fliqsanaanta goboleed ee faracyada ama jinsiyadaha bani-aadamka iyo dhaqamadooda.

qowmiyad [m.dh] (-do, m.l)
ld qawmiyad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version