qawsi
(m.l)ld qawsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qawsi ↴
qawsasho [m.f.dh]
eeg qawso. ld qawsi.
qawsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
Shanqar “qaw” ku dhalin.
qawsiin [m.f.dh]
eeg qawsii.
qaw [m.l]
Meel cirif ah oo haadaan dheeri ka hooseysa.
qaw [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Erey tilmaama dhawaac.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg