Site icon Qaamuus

jawaabta

qaxaab
(m.l) (-byo, m.dh)

Nin saani ah oo macsida aad u jecel; dhilley.

qaxaab
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective) (-bo, m.l)

1. ld qaxaabad. 2. Godad bahala galeen ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaab

qaxaabad [m.dh] (-do, m.l)
Naag jirkeeda ka ganacsata; dhillo.

qaxaabnimo [m.dh]
Qaxaab ahaansho.

qaxbad [m.dh]
ld qabxad, qaxaabad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version