Site icon Qaamuus

jawaabta

qaxaanqax
(m.l)

Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.

qaxaanqax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xayt, -xday; -qixi)

Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaanqax

qaxaanqixid [m.f.dh]
eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.

qaxanqax [m.l]
ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.

qaxanqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld qaxaanqax².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version