Site icon Qaamuus

jawaabta

qaxaanqixid
(m.f.dh)

eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxaanqixid

qaxaanqax [m.l]
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.

qaxanqax [m.l]
ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.

qaxanqixid [m.dh]
ld qaxaanqixid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version