qaxanqax
(m.l)ld qaxaanqax¹, qaxaanqixid.
qaxanqax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)ld qaxaanqax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxanqax ↴
qaxaanqax [m.l]
Qaylada ay samayso dooradu marka ay ukun dhali rabto. ld qaxaanqixid, qaxanqax¹.
qaxaanqax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xayt, -xday; -qixi)
Dooro ukun dhali rabta qaylo samayn. ld qaxanqax².
qaxaanqixid [m.f.dh]
eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg