qaxi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld qixi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxi ↴
haajir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qof meeshii uu ku noolaa ka qaxid. ld haayir². haayir
buufimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
Qalab maqaar ka sameyn, bixiya neef badan, leh qaab laba sibraar oo hal af wadaaga, labada dacal ee kalena ku leh meelo gacanta lagu qabsado oo tumaaluhu dabka ay biraha ku farsameyaan ku qaxiyaan.
manqaxi [m.l]
ld minqax¹ (1).
qaxid [m.dh]
ld qixid.
qaxin [m.dh]
ld qixin.
qixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed. 2. Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.
qixid [m.f.dh]
eeg qax². ld qaxid.
qixin [m.f.dh]
eeg qixi. ld qaxin.
riibibax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Meel riibi leh ka qaxid.