Site icon Qaamuus

jawaabta

qaxwo
(m.dh)

ld qaxwe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaxwo

qaxwe [m.l]
Cabbitaan bun la shiiday laga sameeyo oo shaah ahaan loo cabbo. ld qahwe, qaxwo.

shaadali [m.l]
1. Qaxwo qafiif ah oo laga sameeyo qashirka bunka. 2. Shaah badan oo duco ahaan loo baxsho.

qax [m.l]
Guuriitaan meel si degdeg ah looga cararo cabsi awgeed.

qax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; qaxi/qixi)
Cabsi awgeed meel si degdeg ah uga guurid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version