Site icon Qaamuus

jawaabta

qayaayo
(Magac Dheddig Khabar | Noun Faminine Predicate)

1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso. 2. Faro, ilko iwm oo is dulsaaran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayaayo

qayaayoobid [m.f.dh]
eeg qayaayow.

qayaayow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Qayaayo noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version