qaybqaadasho
(m.f.dh)eeg qaybqaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaybqaadasho ↴
cayaar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. Madaddaali tab iyo xeel leh waqti isku dhaafin. 2. Fal, jaan iyo jiib leh habeen waqti isku dhaafin. 3. Tartan kubbad, orod iwm. ka qaybqaadasho. 4. Kaftan dhihid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg