qaybsasho
(m.f.dh)eeg qaybso. ld qaybsad, qaybsi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaybsasho ↴
gaafeyso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Wax kaltan ku qaybsasho.
saanyo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-yaday, -yatay)
Hanti saami ku qaybsasho. ld saanyoo.
waaxayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
1. Wax afar meelood u kala qaybsasho. 2. Wax qaybo isla eg ka dhigasho. ld waaxyeyso.
wadaag [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-gay, -gtay)
La w.: wax qaybsashadooda ama manaafacaadsigooda cid kale la qaybsasho.
daaweyso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-stay, -satay)
1. (f.g) Wax jirran daawo siisasho. 2. (f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
dhaxlo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-laday, -latay)
Xoolo dhaxal ah, qaybsasho.
dhirirtayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Badar sacab ku qaybsasho.
fasaso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Fasas qaybsasho.
meertayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Si meerto ah wax u qaybsasho.
qaybsad [m.l]
ld qaybsasho.