qaydar
(m.l)Geed weyn oo qodax leh oo quraca la bah ah oo leh mayrax fiican iyo xabag la cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaydar ↴
galool [m.l] (-llo, m.dh)
1. Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh. 2. Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan. 3. Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo.
qayd [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Dhul cabbirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg