qayiran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay noqosho.
qayiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax midabkiis, dhadhankiisa, urkiisa iwm beddelmay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayiran ↴
qayirmid [m.f.dh]
eeg qayiran¹.
qayirnaan [m.f.dh]
eeg qayiran². ld qayirnaansho.
qayir [m.l]
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
qayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg