qayirid
(m.f.dh)eeg qayir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayirid ↴
qayir [m.l]
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.
qayir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg