qaylad
(m.l)Orgi waalay ah.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaylad ↴
cilladhaami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qayladhaami.
cilladhaamin [m.dh]
ld qayladhaamin.
cilladhaamis [m.l]
ld qayladhaamin.
cilladhaan [m.dh]
ld qayladhaan.
cilladhaansad [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaansasho [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaansi [m.l]
ld qayladhaansasho.
cilladhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld qayladhaanso.
habarwaco [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-cday, -ctay)
U h.: qof dhibaato haysato ehelo u qayladhaansasho.
lallabo [m.dh]
1. Laqanyo; yaqyaqsi. 2. Qayladhaan gurmad degdeg ah. 3. Dareenka in qofka mataggu hayo oo kale, sida dadka safarka badda ama wallaca. ld labbalabbo, labballabbo, lablabbo, lallabbo.
qayl [m.l] (-lal, m.l)
Dameer yar oo lab.