qayladhaansi
(m.l)ld qayladhaansasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayladhaansi ↴
qayladhaan [m.dh]
Dhawaaq kaalmo dalab ah oo cid loo jeediyo ama loogu digo. ld cilladhaan, qayladhaamo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg