Site icon Qaamuus

jawaabta

qaylisii
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iiyay, -iisay)

Ka q.: cid ka dhawaajin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaylisii

qaylisiin [m.f.dh]
eeg qaylisii.

sannaari [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka s.: nafley ka qaylisiin. 2. Ka s.: wax ka dhawaajin.

qaylis [m.l]
ld qaylin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version