qaymee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -meysay)ld qiimee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaymee ↴
qiimee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg