qayraan
(m.l) (-ammo/-nno, m.dh)Dhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaadan jirey.
qayraan
(m.dh)Riddo si xoog leh meel loogu tuuro.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qayraan ↴
qayraansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax la qayraamiyey ahaansho.
qayraansanaan [m.f.dh]
eeg qayraansan. ld qayraansanaansho.
qayraansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qayraansanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg