Site icon Qaamuus

jawaabta

qaysaraan
(m.dh) (-aamo, m.l)

Baanso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qaysaraan

aale [m.l]
Geed lugtool ahaan u baxa, sida qasabka, galleyda, maseggada, qaysaraanta iwm.

baanso [m.dh]
Geed leh laamo dhaadheer oo xubno leh oo sida dhuumihii dhexda ka daloola, waxaana loo isticmaalaa dhismaha, samaynta dambiilaha qaarkood, iwm; qaysaraan.

qaysaraamee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -maysay)
Nafley, ul qaysaraan ah la dhicid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version