Site icon Qaamuus

jawaabta

qeydar
(m.l)

(qeydar, m.dh) 1. Geed weyn, dheer oo qodxo leh oo balliyada ka baxa. 2. Balli yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qeydar

qeyd [m.l] (-dad, m.l)
Cad yar oo maro ah oo ilaa laba yaardi dhan oo sida badan ay carruurtu qaataan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version