qeyr
(m.l)1. Laba nafley ama ka badan oo d'adooda isku mid tahay. 2. Khayr. ld qayr.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qeyr ↴
beel [m.dh] (-lo, m.l)
Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
eyni [m.l]
Cumri; qeyr; da'.
qayr [m.l]
ld qeyr.
qeyrabbax [m.l]
1. Dad dagaal in ay u baxaan diyaar u ah. 2. Shinnida marka ay guureyso.
qeyro [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Dad meel miyi ah wada deggen. 2. Beesha shinnida.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg