qeyro
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Dad meel miyi ah wada deggen. 2. Beesha shinnida.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qeyro ↴
beel [m.dh] (-lo, m.l)
Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg