Site icon Qaamuus

jawaabta

qiimaha sugan ee tiro maangal ah
(m.l)

(xis.) Tiro togan oo laxaadkeedu la mid yahay tiro la isa siiyey. Summadda qiimaha sugan ee tirada A waxaa loo qoraa A. Qiimaha sugan ee tirada 6 waa 6, qiimaha sugan ee - 6 waa 6.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiimaha sugan ee tiro maangal ah

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version