Site icon Qaamuus

jawaabta

qiimee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-meeyay, -maysay)

1. Nalfey, badeecad iwm qiimahooda sheegid. 2. Cid sharfid. ld qaymee.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiimee

qaymee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-meeyay, -meysay)
ld qiimee.

qiimayn [m.f.dh]
eeg qiimee. ld qaymeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version