Site icon Qaamuus

jawaabta

qiimi
(m.l)

ld qiime.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiimi

naadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax la rabo in dad badan la ogeysiiyo ku dhawaaqid. 2. Wax la rabo in la iibiyo qiimihiisa ku dhawaaqid.

qaali [m.l]
1. Q. ah: wax qiimihiisu badanyahay. 2. ld qaal (3). ld qaal.

carbuun [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.

gorgori [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Shay beec ah qiimihiisa cid weyddiin.

gorgoro [m.dh]
Weyddiinta shay beec ah cid qiimihiisa la weyddiiyo. ld gorgorin.

waraar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Neef iwm oo inta wada jir loo qasho qiimihiisa la qaybsado. 2. Oogada nafleyda meel ka mid ah; duud; waraq. 3. Buur gollaheeda; jeex.

waraaro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Neef si wada jir ah u qalasho iyada oo qiimihiisa la wada bixinayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version