qiiqi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)ld qaaci.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiiqi ↴
qaaci [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Wax qaac ka keenid. 2. Haruub qaac ku kululeyn. 3. Ka q.: ruuxaan ka shidid (cid). ld qiici, qiiqi.
qaacid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg qaac². ld qiicid, qiiqaabid, qiiqid.
buuri [m.l]
1. Geedo jaadad badan ah oo ubax guduud iyo caddaan ah iyo caleemo waaweyn, oo waran qaabki leh, bixiya; saakarro; tabaako. 2. Caleenta geedahaas oo siyaalo badan loogu isticmaalo (afka oo laga qiiqiyo ama laga cuno, sankoo laga cuno). 3. Waxyaalo kaloo caleemahaas laga sameeyo: sigaar, shurug, saliid, daawo, udgoon iwm. 4. Buuriga la qiiqiyo.
maqiiqid [m.f.dh]
eeg maqiiq². ld maqiiq¹.
qiiqid [m.dh]
ld qaacid.
qiiqin [m.dh]
ld qaacin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg