qiree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)Wax qiro u yeelid. ld qaree.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiree ↴
qaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-reeyey, -raysay)
1. Qar u yeelid (weel). 2. ld qiree.
qirayn [m.f.dh]
eeg qiree. ld qarayn.
qir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Arrin doodi ka taagneyd caddeyn.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg