Site icon Qaamuus

jawaabta

qisaasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Qof qisaas loo haysto ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qisaasan

qisaasnaan [m.f.dh]
eeg qisaasan. ld qisaasnaansho.

qisaas [m.dh]
Dilka sharci ahaan loo dilo qof qof kale dilay.

qisaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
Qof, qof kale dilay si sharci ah u dilid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version