Site icon Qaamuus

jawaabta

qisee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-seeyay, -saysay)

1. Ka q.: sheeko cid ama arrin ku saabsan cid u sheegid. 2. U q.: cid u skeekayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qisee

qisayn [m.f.dh]
eeg qisee. ld qisood.

qisoo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ooday, -ootay)
ld qisee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version