qixi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Si degdeg ah cid meel uga rarid cabsi awgeed. 2. Dab si degdeg ah u ololin. ld qaxi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qixi ↴
manqixid [m.f.dh]
eeg manqax². ld manqax¹, minqax¹, minqixid.
minqixid [Magac Dheddig | Noun Feminine]
ld manqixid.
qaxaanqixid [m.f.dh]
eeg qaxaanqax². ld qaxaanqax¹, qaxanqax¹, qaxanqixid.
qaxanqixid [m.dh]
ld qaxaanqixid.
qaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
ld qixi.
qaxid [m.dh]
ld qixid.
qaxin [m.dh]
ld qixin.
qixid [m.f.dh]
eeg qax². ld qaxid.
qixin [m.f.dh]
eeg qixi. ld qaxin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg