Site icon Qaamuus

jawaabta

qiyaasan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)

1. Wax muggooda, dhererkooda iyo culayskooda la cabbiray ahaansho. 2. Ku q.: wax meel ama wax kale ku aaddan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qiyaasan

qiyaasnaan [m.f.dh]
eeg qiyaasan. ld qiyaasnaansho.

qiyaas [m.l]
(dii.) Qayb ka mid ah tiirarka sharciga Islaamka oo la adeegsado marka arrin la xukumayo laga waayo quraanka, xaddiiska iyo ijmaaca.

qiyaas [m.dh]
1. Cabbirka xag mug, dherer iyo culays ee wax leeyahay. 2. Oddoros; male.

qiyaas [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-say, -stay)
1. Mugga culayska, iyo dhererka ee wax leeyahay cabbirid. 2. Wax oddorosid. 3. Ku q.: wax in ay wax kale la egyihiin iyo in kale ku eegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version