Site icon Qaamuus

jawaabta

qobbe
(m.l)

Dhaxan qabow oo habeenkii soo dhacda; nadwad; dheel.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qobbe

qob [m.l] (-bab, m.l)
1. Diir; dub; qolof. 2. Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version