qobbo
(m.dh)Geed caleemo balballaaran oo saliid leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qobbo ↴
qob [m.l] (-bab, m.l)
1. Diir; dub; qolof. 2. Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg