qoble
(m.l)Roob muddo dheer da'a oo aan biyo dhigin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qoble ↴
qoqoble [m.l]
Bayd faal, oo madaxa iyo tan majaha ka sarraysa min labo ka ah, manjaha iyo tan madaxa ka hooseysana min hal.
quble [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. ld qoble. Roob muddo dheer da'a oo aan biyo badan lahayn. 2. Neef lab oo la dhufaanay; mallooli. 3. Neef aad u caato ah.
qob [m.l] (-bab, m.l)
1. Diir; dub; qolof. 2. Qof ducadiisa ama habaarkiisu kaco.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg