Site icon Qaamuus

jawaabta

qobtol
(m.l) (-llo, m.dh)

Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.

qobtol
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-olay, -oshay)

Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qobtol

abjad [m.l] (-dyo, m.dh)
Heeryo cufan, culus oo ka sameysan cajillo, jawaanno, calallo iwm, oo isku tolan oo awrta rarka culus laga xijiyo; qobtol. ld abjed.

maxaad [m.l] (-ddo/-dyo, m.dh)
Cirbad weyn oo lagu tolo jawaanka qobtolka, karnaashka iwm; maxaar. ld maxaar.

qobtolan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Heeryo wax la qobtolay ahaansho.

qobtolid [m.f.dh]
eeg qobtol².

qobtolnaan [m.f.dh]
eeg qobtolan. ld qobtolnaansho.

qobtolnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qobtolnaan.

sootoli [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Maxaar dheer oo lagu tolo jawaanada, qobtollada iwm. 2. Xarig dufta jawaanka ka samaysan oo loo isticmaalo tolidda jawaanada, qobtol-lada iwm. ld shootoli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version