qobtolan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-lnaa, -lnayd)Heeryo wax la qobtolay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qobtolan ↴
qobtolnaan [m.f.dh]
eeg qobtolan. ld qobtolnaansho.
qobtol [m.l] (-llo, m.dh)
Heeryo qaab joodari leh oo ka samaysan caws adag oo maryo jiljilicsan dusha kaga dahaaran yihiin.
qobtol [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-olay, -oshay)
Heeryo qaab joodari u tolid iyadoo maro jilicsan dusha looga dahaarayo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg