qodban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-na. -nayd)1. Wax la qodbay ahaansho. 2. Gabar bikro ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qodban ↴
kelbed [m.dh] (-do, m.l)
Qalab ka samaysan laba birood oo istallaabsan, iskuna qodban oo kolkii laysku qabto afkoodu isu yimaado, waxaana lagu soo fujiyaa masaabiirta, siliggana lagu gooyo; biinso. ld kalbad.
qodbanaan [m.f.dh]
eeg qodban. ld qodbanaansho.
qodbanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld qodbanaan.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg