Site icon Qaamuus

jawaabta

qodow
(m.l)

ld qodid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qodow

qodid [m.f.dh]
eeg qod². ld qoditaan, qodniin, qodow.

qod [m.l]
Wax iswato qayb ka mid ah.

qod [m.l] (-dad, m.l)
Qori weyn oo qalalan.

qod [m.dh]
1. Dhinac; gees. 2. Qayb; in.

qod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Meel duleelin. 2. Beer ka shaqeyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version